Tacsi bahda shabakada Arabsiyomedi waxay Tacsi tiiranyo leh udirayaan C/raxmaan Maxamed sheekh loodon oo Aabihii Maxamed sheekh loodoon ku geeriyooday magaalada hargaysa ,isal maanta magaalda Hargaysa lagu aasay Inaalilaahi wa inaa ilaahi rajucuun rabi naxariistii jano haka waraabiyee ayaanu leenahay
Aamiin Aamiin Aamiin
kulu nafsi daaiqatul mawt








