Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa la sheegay inay Markab sida Shixnad Hub ah ku qabten Dekedda Berbera.markabka ayaa Alaabooyin u siday Ganacsato Somaliland ah balse markii laga rogay ayaa xaggiisa hoose laga helay Hub iskugu jira Mid culus iyo Mid fudud.