Deegaanka adhicaddeeye ee Gobolka Sool ayaa sameeyey banaanbax ay ku taageerayaan heshiis nabadgelyo oo la dhex dhigay labo ardaa

0

Lascanood(AN)Dadweynaha Deegaanka adhicaddeeye ee Gobolka Sool ayaa sameeyey banaanbax ay ku taageerayaan heshiis nabadgelyo oo la dhex dhigay labo ardaa oo dhowaan shaqaaqooyin ku dhex mareen halkaasi

 

Arabsiyomedia.com

Hargaysa Desk