Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Cali daahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir ayaa Ku geeryootay Cisbitaalka guud Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer

0
thumb
Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Calidaahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir oo Ku geeryootay Cisbitaalka guud EE Magaalada Burco EE Xaruntas Gobalka Togdheer Waxayna ilaahay uga Baryayayaan inuu Jano Fardawsa Kawaraabiyo Qabrigana Uwaasiciyo ehelkii iyo Qaraabadii ay kabaxdayna Samir iyo imaan kasiiyo Inaa lilaahi  waa inaa ilayhi Raajucuun.