Afhayeenka Aqalka Hoose ee Maraykanka John Boehner ayaa marti qaaday RW-aha Israel Benjamin Natenyahu inuu bisha dambe khudbad ka jeediyo Congresska ee Maryakanka. Khudbadda Natenyahu ayaa ku saabsan khatarta Iran iyo ururka xagjirka ah. Hase yeeshee Mr. Boehner ayaanan arrintaas Aqalka Cad kala tashan.