Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in ujeeddada ay safarka dheer ugu marayaan gobollada iyo degmooyinka dalku ay tahay inay xog-ogaal u noqdaan xaaladda ay shacabku ku sugan yihiin isla-markaana dhageystaan wixii tabanayaan ama ay ka tirsanayaan xukuumaddiisa.











