Gudoomiye Ciro oo kahadlay arimo dhawra xili uu dalka dib ugu soo laabtay

0

Hargaysa(AN)Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka waxaanu kahadlay arimo dhawra