Wasiirkak Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa kulan la yeeshay Jimcihii Wasiiru dowlaha ArrimahaDibadda Ethiopia Ambassador Berhane Gebre-Chiristos, waxaanay labada dhinac ka wada hadleen arrimo la xidhiidha Amniga Xuduudka,Wada hadalkii Jabuuti ee Somaliland iyo Somalia iyo doorashooyinka soo socda.