Xukuumadda Somaliland, ayaa ka biyo diiday hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaasi oo nuxurkiisu ahaa in lala xaajoodo Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar oo dhawaan ka fallaagoobay Somaliland.