Wafti balaadhan oo ka socday Golaha deegaanka Sheffield oo booqasho ku joogay maanta magaalada Burco, ayaa Booqday Meelo Badan Oo Muhiima oo Kamida Magaalada Burco,Waxaana Waftigaasi Si Weyn Usoo dhaweeyay Una Qaabilay Xildhibaan Mubarak Bidhi, iyagoona wafitigu booqashooyin ku soo maray Jaamacada Burco, iskuulka Sheekh Ibrahim, iyo xaafada Shefeild ee magaaladda Burco.