“Miyaan Loo Tafsiiran Karin Meel Aan Isaaq Joogin U Hoyanmaayo Hadan Madaxweynaha S/land Ahay” Afhayeenka Waddani Buubaa

0

Hargeysa (AN) Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Maanta Shir Jarid Ku Qabtay Magalada Hargeysa ayaa saluugay qaabka uu madaxwyne Siilaanyo Uu wajahay booqashadiisi gobolka