Sawir Gacmeed Lagu Cabiray Xaaladda Muqdisho Ee Wakhtigan Iyo Waxa Uu Ka Turjumaayo

0

xasan-300x194Farsamayaaqanka Soomaaliyeed ee ku caanbaxay farsamaynta iyo samaynta Sawir Gacmeedyadda ayaa diirada saaray Maamulka Dhaam-jadiid dhibaatadda uu ku hayo shacabka Muqdisho iyo sida ay uuga faa’iidaystaan wadamadda shisheeye  iyo Kooxaha Xagjirka ah ee sida all-shabaab.

dhaam jadiidIyada oo sawiradanina aad u soo jiiteen dadka ku dhaqan Muqdisho, Aamiin Caamir Oo isagu ah Farshaxan ku xeel dheer farsamaynta Sawiradda ka turjumaaya Xaaladda iyo wacyiga markaas jira siiba Muqdisho iyo maamuladda ka taliya, Ayaa beryahan danbe kor u qaaday farshaxamaynta sawiradda uu soo Badhigo.