Madaxwaynaha S/land oo xadhiga ka jaray kaabado loo sameeyey dooxa magaalada Arabsiyo

0

Arabsiyo(AN)Madaxweynaha Soomaaliland Axmad Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Saaka Xadhiga ka jaray Kaabad weyn oo kutaala Dooxa Arabsiyood.Madaxwayne Siilaanyo Ayaa aad loogusoo Dhaweeyay Magaalada arabsiyo ee Gobolka Gabilay .Madaxwaynah Soomaalialnd oo ay weheliyaan Xubno kamida golihiisa Wasiirada Xildhibaano iyo Taliyaha booliska Soomaalialnd,Dadweynaha kudhaqan Magaalada Arabsiyo ayaa ilaasaaka Utaagnaa Sidii ay usoo Dhawayn lahaayeen Madaxwaynahooda.Aakhirkii Markii uu soo gaadhay Madaxwaynuhu Dooxa Magaalada Arabsiyo Ayuu Halkaa Xadhiga kaga jaray Kaabadii Waxaana Madaxwaynaha Halkaa kala hadashay Gudoomiyaha Ururwaynaha Now Arabsiyo Farduus Muxumad oo Ku amaantay Madaxwaynaha Waxqabadkiisa Sheegtayna inuu madaxwaynuhu Kusuntan yahay Horumarka Waxa kaloo ay intaa ku dartay inuu Arabsiyana Madawaynuhu Kafuliyay wax la taaban karo,waxa kaloo isna halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Dagmada Arabsiyo oo Sheegay inuu kusoo Dhawaynayo Madawayanaha Dagmadii Arabsiyo isagoo Ku hadlaya afkii Dagmada Guntii iyo gabagabadii waxsoo afMeeray Madaxwaynenaha Jamhuuriyada Soomaaliland Axmad Maxamed Maxamuud siilaanyo oo Sheegay inuu Aad uGu farax san yahay sida ay usoo dhaweeyeen dadweynaha reer arabsiyood una mahad naqayo intaa kadibna Wuxuu u amba baxay Xagaa iyo gobolka awdal

1 2 3                        
5 7

Arabsiyonews.com

Muuse Xuseen  Xasan

Arabsiyonews.com