axmed ismaaciil Samatar oo todobaadadii u dambeeyay Jaamacaddaha Dalka ka jeedinayay Khudbado, ayaa sheegay in Qodobada ugu muhiimsan ee uu Ardayda iyo Bulshada ka qayb qaadatay Maxaadirooyinkiisa kala hadlay ay ahaayeen sidii loo kala garan lahaa Qabyaaladda iyo Tol-nimada iyo sidii loo kala saari lahaa Qarannimada Somaliland iyo Qabyaaladda.