Hargaysa(AN)Siyaasi Siciid Sulub ayaa dhaliilo usoo jeediyey xukuumada Madaxwayne Siilaanyo isagoo ku tilmaamay xukuumada mid dalkii qayb qaybisay,Siciid Sulub oo waraysi siiyey Barnaamijka Milicsiga siyaasadae ee Tvga universal
Arabsiyo.net
Hargaysa Desk








