Shiine Ibraahim Yousuf Iyo Xaaskisa, Muna Hussain Ali Nuur
Yaasmin Mataan Nuur Iyo Saygeeda iyo Caruurteda
Hibaq Abdi Seed Iyo Saygeeda Iyo Carurteda
Nawad Hassan Omar Iyo Saygeeda iyo carurteeda,Sahra Ismacil Qalinle Iyo Saygeeda Farduus abdi biite ,Kawsar ahmed jirde ,Maxamed saleeban ali
,Umalkhyr abdiqadir abdilahi ,Mohamed ahmed mohamed (abtiyo)
Ilyaas haybe jirre ,Ismael Xoogsade iyo Xaaskisa iyo caruurtisa
Mawliil maxamed maxamud ,Abdi ahmed qodax nool
Dhamaan Dadkaas Oo Kale Jooga Norway Iyo Swedan Waxay Tahniyad Meher Wacan Ah u Dirayaan Caruus Abdifatah Hassan Habane Iyo Marwo Safiya Sulub Ali oo Meherkoodu Ka Dhacay Tariikhdu Markay Ahayd 03.01.2015 Dalka Swedan Gaar ahaan Magalada jönköping
Waxayna Leeyihiin………………………
BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.








