Nabadoon lagu dhaawacay Beled-Xaawo, Gedo

0

BALAD-XAAWO
Waxaa heebnimadii Arbacada soogaleysay magaalada Beled-xaawo ee gobalka Gedo lagu dhaawacay mid kamid ah nabadoonada magaalada.

Nabadoon Aadan Canjeex ayaa la sheegay inuu dhaawac culus kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen kooxo hubeysan, xili uu kusocday gurigiisa.

Dhaawaca nabadoonka ayaa la sheegay inuu culus yahay sida ay saraakiish Beled xaawo u sheegeen saxaafada.