Hargaysa(AN) Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta S/land C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad xilka ay kula kala wareegayeen hogaankii hore ee ururka suxufiyiinta S/land ee Solja iyo hogaanka cusub
Arabsiyonews.com
Hargaysa desk








