Hargaysa(AN) Gudoomiyha cusub ee ururka suxufiyiinta S/land ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Gudoomiyhii hore ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf munaasibadaas ayaa Gudoomiyaha cusub ee SOLJA ka hadlay arimo dhawra
Arabsiyonews.net
Hargaysa Desk








