Garowe (AN) Dagaal xoogan, ayaa maalintii labaad la soo sheegayaa in Buuraleyda Galgala uu ku dhex maraayo Ciidamada Maamulka Puntland iyo dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab.








