VideosWararka Daawo Arabsiyo TV Gobolka XAYSIMO Ee Bariga Dalka Oo Laga Bilabay Olole Lagu Horumarinaayo Degaanka By Berbera - January 6, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Taleex (AN) Gobolka Ugu Dada Yar Goboladda Somaliland Ee XAYIMO ayaa bulshadda degaankaasi waxa ay bilabeen olole lagu horu marinaayo dhinaca degaanka iyo sidii dadka degaankaasi waxa uwada qabsn lahayen ulana tartami lahayeen degaanadda iyo Goboladda Kale ee Somaliland.