Gabiley(AN)Badhasaab ku xigeenka Gobolka Gabiley ahna kusimaha Badhasaabka Gobolkaas ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyey Taliyihii hore ee qaybta Gobolka Gabiley iyo Taliyaha cusub ee dhawaan loo soomagacaabay Gobolka
Arabsiyonews.com
Maxamed Jubba
Gabiley Office








