Gabiley(AN) Wafti uu Hogaaminaayo Musharaxa Jagada Madaxwaynenimo ee Xisbiga Murcaridka ah ee ucid Jamal Cali Xuseen islamarkana ay ku Wahelinayaan Musharaxa Madaxwayne Kuxigenka Ee Xisbiga Ucid Oo ay iyo Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan isla xisbigaasi ayaa maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay Taageerayaal Mug Iyo Miisan Kulahaa Xisbiga Kulmiye Islamarkaana usoo Diga Rogtay Xisbiga Mucaridka Ah Ucid Halkan Ka Daawo
Arabsiyonews.net
Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba
Office /Gabiley somaliland











