Hargeysa (AN) Diyaarad ay leedahay shirkada Air Asia oo ka duushay magaalada Surabaya ee dalka Indonesia kuna siijeeday wadanka Singapore ayaa la waayey.
Duulimaadka QZ8501 ayaa Axadii la waayey kadib markii 42 daqiiqo hawada ku jirtay, dayuuradan ayey saarnaayeen 162 rakaab ah.