Daawo Arabsiyo TV Gudida Amaanka Ee Gobolka Togdheer OO Shir Jaraa,id Oo Ay Qabteen Kaga Hadlay Xaalada Amaan Ee Gobolka Togdheer Iyo Dhalinyaro Mudooynkii U Danbaysay ka Wada Magaalada Burco Falal Amni Darro

0

3Badhasaabka gobolka togdheer,taliya qaybta policka ee gobolka togdheer iyo maayirka degmada burco oo shir jaraaid ku qabtay xafiiska maamulka gobolka ayaa waxay si rasmiya uga hadleen xaalada amaan gobolka iyo waliba dhalinayaro mudooyinkii ugu danbaysay dhaq dhaqaaq ka samaynaayey

[youtube:https://www.youtube.com/watch?v=Jm75p0OLtps&feature=youtu.be]