VideosWararka Daawo Arabsiyo TV Kulan Wasiirka Daakhiligu La Yeeshay Hogaanka Dhaqanka Ee Awdal+Dardaaran Uu Ujeediyay By Berbera - December 28, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Boorama (AN) Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland ayaa kulan ku saabsan dejinta iyo soo celinta amniga Gobolka Awdal oo dhawaan shaqaaqo ka jirtay la yeeshay Hogaanka dhaqanka ee Awdal