Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka reer Somaliland, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Musharaxa Madaxwaynaha KULMIYE ee Mustaqbalka, kaasi oo u dhexeeya Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland.