Daawo Arabsiyo TV Dawladda Hoose Oo Kaadhadh U Qaybisay Iskaashatada Huteellada Diihaal-reeb

0

Dawladda-Hoose-150x150Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta kaadhadh u qaybisay iskaashada huteellada ee Diihaal-reeb, kuwaasi oo ka shaqeeya Magaalada Hargeysa.

Xaflad lagu qabtey xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa kaadhadhka lagu guddoonsiiyey iskaashada huteellada ee Magaalada Hargeysa.