Arabsiyo(AN)Magaalada arabsiyo ayaa markii ugu horaysay yeelanaysa kaawaan casriya kaasoo bixiyeen Golaha Deegaanka ee Gobolka gabiley.waxaana fulinaysa shirkada Dhismaha ee Danfe Constraction.kaawaankan oo ah mid casriya isagoo noqonaya kaawaankii ugu horeeyay ee ay magaaladu yeelanayso kaasoo ay aad usoo dhaweeyeen Dadweynaha Magaalada Arabsiyood oo ku tilmaamay in ay aad usoo dhaweynayaan kaawaankan laga hirgalinayo magaalada
iyagoo umahad naqay cidii bixisay oo ay ku tilmaameen kuwo kusuntan horumarka.kaawaankan ayaa ka kooban laba makhsin’qaybtii Gawraca iyo Dayr aad ubalaadhan oo Dhararkiisu noqonayo laba M iyo Labaatan cm oo Sagbad ah kaawaankan casriga ah ee loo dhisayo magaalada ayaa ah mid tayo leh oo anfacaya magaalada arabsiyood isagoo hawshiisuna usocoto si habsamiya
arabsiyonews .com
Arabsiy
muuse xuseen xasan












