VideosWararka Daawo Arabsiyo TV Diiwaangelinta Madaniga Ah Oo La Dardargelinayo Magaalada Berbera By Berbera - December 21, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Magaalada Dekedda ah ee Berbera waxaa lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta hay’adaha dawladda ee Heer gobol iyo Heer Degmo ee Gobolkaasi, kaasoo lagaga tashanayey sidii loo dardargelin lahaa hawsha diiwaangelinta Madaniga ah.