Dabayaaqada sanad kasta waxaa la soo saaraa liiska 10ka shirkad diyaaradeed ee ugu fiican Adduunka marka laga eego dhinaca adeegga iyo tayada dayuuradaha ay ku duulaan.
Waxaa xusid mudan in 10ka shirkadood ee ugu fiican adduunka ay ku jiraan 3 shirkadood oo laga leeyahay dalalka Carabta.








