Waxaa Maanta Magaalada Burco Si Rasmiya Looga Hirgaliyay Saldhig Cusub Oo Loo Dhisay Hab Casriya Oo Ay Maalgalisay Hay,ada UNDP,

0

vlcsnap-2014-12-15-06h13m16s108-150x150burco (An) Waxaana Saldhigaasi Oo Kuyaal Xaafada Faarax Oomaar, Xadhiga Ka Jaray, Taliye Ku Xigeenka Guud Ee Ciidamada Booliiska Somaliland Sareeye Guuto: Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle).

Xafladii Lagu Furaayay Saldhigaasi Cusub Oo Lagu Qabtay Barxada Hore EE Saldhigaasi Ayaa Waxa Ka soo Qaybgalay, Masuulyiin Badan Oo Isugu Jira Taliyaha,  Booliiska Gobolka Togdheer, Gaashaanle Sare Cabdi Muuse, Badhasaab kuxigeenka Gobolka Togdheer Mr: Ubaxle, Xildhibaano, Salaadiin, Cuqaal, Masuuliyiin Ka Socotay Hay,ada UNDP Iyo Marti Sharaf Kale Oo Tiro Badan, Halkan Ka Daawo Warka Saldhiga Oo Faahfaahsan Iyo Qudbadihii Masuuliyiinta.

maxamed shiine

burco/office