Hargeysa (AN) Dawladda Itoobiya oo markii u horaysay ka hadashay xaaladda ka taagan Gobolka Awdal iyo Suldaanka la sheegay inuu Gudaha Itoobiya ku urursanayo maleeshiyo beeleed ayaa sheegtay inaanay marnaba ogolaanayn Maleeshiyo dawladda Somaliland ka soo horjeeda in halkaasi laga abaabulo.