Daawo Arabsiyo TV: Afayeenka Darbi Jiifka oo ka waramay tacdiyada ay kala kulmaan bulshada iyo duruufta ku gadaaman

0

Hargaysa(AN)Gudoomiyaha darbijiifka hargaysa Xuseen Mandale ayaa maanta ka qaybgalay maalinta xuquuqul insaanka taas oo Mandela uu ka waramay tacdiya uu sheegay in ay kala kulmaan dabijiifka bulshada kale waxa kale oo uu kahadlay afhayeenka darbijiifku xalaada dhabta aha ee ku gadaaman iyo duruufaha  nololeed eehaysata

Arabsiyonews.com

Hargeisa office