Daawo Arabsiyo TV Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqayn xoogan ka gaystay goobo ku yaala duleedka magaalada caasimadda u ah dalka Suuriya ee Dimishiq,

0

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqayn xoogan ka gaystay goobo ku yaala duleedka magaalada caasimadda u ah dalka Suuriya ee Dimishiq, waxaana la arkayay meelihii duqayntaasi lagu bar tilmaameedsaday oo dab iyo olol ka kacayIMG_A44599-77DA51-C921DA-D93960-4618F9-E790EF