Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silanyo Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Sovcda Dalka Maraykanka

0

Hargeisa[AN] Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silanyo Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Sovcda Dalka Maraykanka

Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim Linda, iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.
DSC_0147
waxaana kulankan madaxweynuhu la yeeshay Weftiga ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dineda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia sidoo kale waxa iyana ujeedada Socdaalkeeda faaf-h-faahin ka bixisay Haweenayda Hogaaminaysay weftigan

DSC_0143

Dhinaca Xukuumada waxa Madaxweynaha ku wegelinaayey Weftiga
1. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)
2. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis
3. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire
4. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
5. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali

 

 

Arabsiyonews.com
Hargeisa office