Somaliland Oo Shaacisay In Togdheer Laga Soo-saarayo Shidaalkii U Horreeyay

0

Hargeysa (Arabsiyo) – Dawladda Somaliland, ayaa shaacisay in Gobolka Togdheer laga bilaabayo Soo-saaridda Shidaalkii ugu horreeyay.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Cabdillaahi Faarax, ayaa shaaciyey in La bilaabayo Daloolinta Ceel Shidaal oo ku yaalla Gobolka Togdheer, sida ku cad Warqad Marti-qaad ah oo uu u diray Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland.

Warqadda uu Wasiirku u diray Xildhibaannada, ayaa u qornayd sidan:-

 

Arabsiyonews.com/Hargeisa Office