Muqdisho (Arabsiyo) – Madaxda dhaqanka Somaliland ee ku nool Dalka Soomaaliya, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga hadlay Colaadda ka taagan Magaalada Laascaanood.
Madax-dhaqameedka oo daba socday hadal aan sax ku ahayn Qadiyadda Somaliland iyo Midnimada Beelaha Gobollada Sool iyo Sanaag Somaliland oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Xalay ka sheegay Madal Su’aalo lagu waydiinayey, ayaa War-saxaafadeed ay ka soo saareen Muqdisho, waxay ku bilaabeen sidan:-










