Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Degmada Qori-lugud Oo Digniin Ka Soo Saaray Xaaladda Laascaanood

0

Qori-lugud (Arabsiyonews) – Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka degmada Qorilugud ee Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladaha Maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Laascaanood

Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Qorilugud oo Maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in amniga Gobolka Sool uu muhiim u yahay Bulshada deggan oo Cid walba leh, sidaa darteed reer Laascaanood joojiyaan dhibaatada.

Waxa kale oo ay sheegeen in Reer Qorilugud ay 40% ka yihiin Bulshada Gobolka Buuhoodle, sidaa darteed aanu jirin wax la yidhaahdo Cayn.