Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod gacan-taag ah ku ansixiyey Odoraska Miisaaniyada sannadeedka 2023 oo maalmihii ugu dambeeyey golahaasi hor taalay

0