Gudoomiye Ku-xigeenka dhinaca siyaasadda ee Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH, Mudane Cabdilahi Ibraahim Habane (Cabdilahi Dheere) ayaa la hadlay jamaahiirta Ururka ee maanta ka qayb-galay madaxtaabashada magaalada Ceerigaabo.

0