Gudoomiye Ku-xigeenka Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo HHogaanka Horumarka Somaliland ee KAAH, Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan iyo Xildhibaan Mubaarig Xuseen Xeeldheere ayaa u mahadnaqaya jamaahiirtii kumanaanka kun ahayd ee maanta u soo baxay madaxtaabashada Gobolka Saaxil ee Ururka.

0