Bandhigga Buugga Hayaankii Hilowga Arwaaxda ee uu qoray suxufigii ruug-caddaaga ahaa ee Cabdiweli Faarax Jaambiir (AHUN) ayaa lagu soo ban dhigayaa magaalada hargeysa.

0

Goobta: Maansoor hotel
Goorta: Jimcaha habeenka sabtidu soo galayso

Waa dhigane xambaarsan dhacdooyin iyo taariikho muhiim u ah bulshada islamarkaana aad u xiiso badan.
Ka soo qayb-qalkaagu waa muhiim.