Kenya :Guddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay

0

Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, iyadoo la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya.

Halkan Ka Daawo Xaflada Natiijada Lagaga Dhawaaqayo Doorashada Kenya