Wasaarada Dastuurka JSL oo Tobabar U Soo Xidhay Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta

0

Hargeysa(Arabsiyonews):-Agaasimaha guud ee Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha & arrimaha Dastuurka JSL Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ,dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaciil oo maanta tababar ku saabsan barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda usoo xidhay shaqaale-waynaha Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warka 

(9) Watch | Facebook