Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, ayaa mumnuucay bannaan-baxyada mucaaradku ku baaqay.Wasiir Kaahin, ayaa sheegay in guddoomiyeyaasha mucaaradku u iman waayeen si ay uga wadahadlaan nooca bannaan-baxyada ay doonayaan.Wasiir Maxamed Kaahin ayaa Sidaa ku sheegay Shir Jaraaid oo Xafiiskiisa Maanta Ku Qabtay
Wasiirka ayaa amray laamaha ammaanka in ay gutaan waajibkooda oo ah ilaalinta Ammaanka.

 

Arabsiyonews.com

Hargeysa Office