Xoghayaha UCID Oo Ku Baaqay In Doorashada Madaxtooyada xilligeeda Lagu Qabto.

0

Hargeysa (Arabsiyonews) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ku baaqay in doorashada Madaxtooyada lagu qabto xilliga dastuuriga ah ee ay u muddaysan tahay.

Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID  Ibraahim Cabdi Xuseen oo khudbad ka jeediyey Xaflad ballaadhan oo Xisbiyada UCID iyo WADDANI si wada-jir ah ugu xuseen 18 May oo ku beegan 31 Guurada Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in lagu kala bedbaadayo in doorashada Madaxtooyada lagu qabto wakhtigeeda, sidaasi darteed uu Madaxweynaha u soo jeedinayo inuu ka wer-wareegin ee uu doorashada qabto.

          Halkan Ka Daawo Muuqaalka Oo Faahfaahsan

 

Arabsiyonews.com

Hargeysa Office