USA (Arabsiyonews) – Wasaaradda Difaaca Maraykanka, ayaa ka hadashay ujeeddada socdaal uu Madaxa Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom, General Stephen Townsend iyo saraakiil sare oo Maraykani ay ku yimaaddeen caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Arabsiyonews.com
Hargeysa Office








