Hargeysa (Arabsiyo) – Hay’adda Qoxootiga iyo Baracayaasha Somaliland, ayaa ka hadashay Farriin Toddobaadkii hore ay Hay’ad fadhigeedu yahay Hargeysa u dirtay Shacabka Somaliland.
Farriintaasi oo ahayd In dadku dhinaca Hay’adda ka Heleen Lacagta aan jirin, ayaa waxa ka hadlay Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Xinif.
War-saxaafadeed uu Guddoomiyuhu ku saxeexan yahay ayaa u qornaa sidan:-

-
Arabsiyonews.com/Hargeisa Office









