Hargeysa(Arabsiyonews):-Kulan Maanta gelinkii hore  dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi & Murashaxa Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro Wuxu qaatey muddo Dhawr  saacadood ah.

kulanka oo xogtiisa aad loo ilaaliyey ayaa waxaa xoggo la soo dusiyey Tibaxayaan in M/weyne Muuse Biixi & Musharax C/raxmaan Cirro ka wadahadleen Arimaha Doorashooyinka soo socda.

Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in kulanka maanta uu ku soo dhamaadey Jawi isfaham ku darsoo kulan kale oo kan sii balaadhanq loo balamay

Waxii Xogo dheeraada  ee kasoo kordha kala Soco Arabsiyonews

Arabsiyonews.com/Hargeysa Office